Latest Comments


sheekh mirqaan
SHEEKH MIRQAAN SH/ABIIB sheekhu wuxu ahaa AWLIYADA caamka ka ah dalka itoobiya gaar ahaan somalida K.5AAD gaar ahaan gobalka jigjiga iyo nawaaxigeeda wuxuuna ku dhasha sheekhu deegaanka DHAGAXBUUR tuulada GALOOL MADOOBE... wuxuu ku wafaaday. gobalka JIGJGA gaar ahaan faafan biyo cade ama HARAHOOD .. wuxuuna wafaaday taariikhda hijiriyada 15/rajab/1422 milaadiguna waxay ahayd 2000 labadii kun SHEEKH MIRQAAN.., Sida aan soosheegnay wuxuu ahaa awliyad caamka ah naxariis iyo nabad galyo ha ahaate korkiisa aamiin sheekhu wuxuu ahaa mid ilaahay siiyay SIR IYO ASRAAR IYO KARAAMO cilmi iyo caqli dhamsan sh/mirqaan wuxuu ahaa adoon taqi ah oo wanaagsan wuxuuna ahaa culumada diinta faafisay ama noolaysay wuxuuna dhisay 114goobood oo iskugu jira masaajido meelo diinta lagu barto iyo qudbado awliyaad ama maqaamyo sheekhu wax aduunyo kama shaqayn jirin wax hanti ama maal ah kamusan tagin waxaan ka ahayn cilimi noolayn diimeed mooyiye SHEEKH MIRQAAN wuxuu ahaa EHLU SUNA WALJAMICA oo ah QAADIRIYA .... SHEEKHU waxaa khaliifay ama ijaaso siiyay..!SAYID AgHMED NUUR SH/CABDILE sayidkana waxa sheekh u ahaa ama khalifay sheekhanaa CABDI QAADIR JILAAN ..sheekhu wuxuu ahaa mid masakiinta jecel oowaliba gargaara dadka waxa ulayimaada deeqbadan wax lawaydiiyayna maya musan odhanjiri waligiHG
shmirqan Mar 31, 2013

Abdulahi Yusuf Ahmed- Ex somali President 2010
I dont need to see the pictures of a dead warloard,especially this particular one he brought more misery to the somali people so get his stinking pic out of my sight
Revolution Oct 16, 2012

traditional somali dress
Beatifull
Revolution Oct 16, 2012

traditional somali dress
Sexy
Revolution Oct 16, 2012

hotel  curuuba
Wow
Revolution Sep 11, 2012



More Comments

Advertisement